Find partners
Bogasho Podcast

Bogasho Podcast

Hosted by Mohamed Amin

Episodes

0

Language

EN-US

About the show

kuso dhawada Bogasho Podcast goob kulmisa ganacsadayaasha iyo dhaliyarta rabta in hada ay ganacsiyo bilaaban ama ay kor u qadan xirfadooda saleska iyo merketing ka. Nagu soo biir safarkan aan rabno i anu kor ugu qaadnao xirfadaheena iyo aqooneena xaga ganacsiga . Hadii aad tahay ganacsade hada cusub oo dhwaan uu bilaabay , ama aa tahay qof hada ku rajo wayn in uu ganacsi bilaabo ama raba in xirfadiisa sida wax iibka iyo suuqgayna kor u qaado then xagani waa goobti ka caawin lahayd. Magacaygu waa Mohamed Amin, waxan ahay soo jeediyihiina mar labaad soo dhawaada. Dhagaysi wanagsan.

Is this your show?

Claim this listing to keep it up to date, reach guests who want to pitch you, and manage bookings with Guestify.

Claim this listing

More Business podcasts